Arsenal oo United ku garaaceysa saxiixa xidig France ka ciyaara, Waa kuma?

0
Wednesday October 03, 2018 - 11:01:55 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal oo United ku garaaceysa saxiixa xidig France ka ciyaara, Waa kuma?

    Arbaco-Arsenal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Arsenal

Kooxda Arsenal ayaa kuso biirtay loo lanka loogu jiro saxiixo laacibka kooxda Lille ee Pepe oo xili hore lala xiririyay United.

 

Tababare Unai Emery ayaa isha ku haya xaalada xidiga isagoona doonaya inuu laso wareego bisha janaayo marka uu furmo suuqa.

 

 

Wargeyska The Mirror ayaa baahiyay in Arsenal ay wakiilo u dirtay wakiilka laacibkaas da’da yare e kooxda Lille.

 

23 jirkaan ayaa dhaliyay 17 gool 42 kulan oo uu u saftay kooxda Lille xilli ciyaareedkan waxaana suura gal ah in uu kuso biro Arsenal.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip