Xidig United-ka ay ku raadjoogtay oo Mustaqbalkiisa oo dhan u hibeeyay kooxiisa, Waa Kee?

0
Wednesday October 03, 2018 - 11:06:15 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xidig United-ka ay ku raadjoogtay oo Mustaqbalkiisa oo dhan u hibeeyay kooxiisa, Waa Kee?

    Arbaco-Lazio

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Lazio

Weeraryahanka kooxda Lazio Sergej Milinkovic-Savic ayaa qandaraas cusub u saxiixay kooxdiisa Lazio.

 

Xiddiga reer Serbia ayaa lala xiriiriyay dhowr kooxood oo Ingariis ah labadii sano ee la soo dhaafay, sida Manchester United, Manchester City.

 

Barcelona iyo Real Madrid ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa inay xiiseynayaan saxiixa Milinkovic-Savic sida uu qoray Wargeyska Marca.

 

Kooxda Lazio ayaa xaqiijisay in 23 jirkaan iyo weeraryahan Ciro Immobile, ay qalinka ku duugeen heshiisyo cusub oo gaaraya ilaa 2023 ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip