Horseed iyo Heegan oo usoo baxay fiinaalka tartanka kubadda Kolayga 3x3 +Sawirro

0
Wednesday October 03, 2018 - 17:29:52 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horseed iyo Heegan oo usoo baxay fiinaalka tartanka kubadda Kolayga 3x3 +Sawirro

    Arbaco-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-




Kooxaha Horseed iyo Heegan ayaa xaqiijiyay booskooda kama damabsta tartanka kubadda Kolayga 3x3 2018 kadib markii ay kasoo kala adkaadeen kooxaha Banaadir SC iyo Fero.


Horseed ayaa 16 -9uga itaal-roonaatay kooxdaBanaadir SC kadib bandhig ciyaareed cajiib ahaa oo ay labada koox soo bandhigeen.


Dhanka kale kooxda Heegan ayaa dhankeeda oo kulan aad u xiiso badnaa isla garoonka Wiish shalay kula qaadatay kooxda Fero ayaa uga adkaatay 17-12.



 

Tartankan oo ah kii saddaxaad ee uu qabto Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Kolayga waxaa sanadkan ka qayb galayay 4 koox, waxaana koox waliba u ciyaara afarciyaaryahan oo kaliya sida uu shaciga qabo iyadoo koox waliba y 15 daqiiqo ciyaarayso.


Fiinaalka tartanka waxaa khamiista 5-tada Oktoobar garoonka Wiish ku wada qaadan doona kooxaha Horseed iyo Heegan.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip