
Sergio Aguero oo bar-bareyay Rikoor uu Champions Leagu-ga ka dhigay Van Nistaroy.
Khamiis-Champions League-ga
Weeraryahanka kooxda Man city ee Sergio Aguero ayaa isku qoray taariikhda tartanka champions League kulankii ay kooxdiisu la ciyaartay kooxda Hoffenheim kana tirsan todobaadkii 2-aad ee tartanka champions League.
Weeraryahanka reer Argentine ayaa noqday xiddigii 2-aad ee 5 gool oo xiriir ah ka dhaliyay kulamada ay kooxdiisu ku ciyaarto meel ka baxsan garoonkeeda koox reer England ah.
Kaliya Ruud Van Nisterroy ayaa kaga horeeyay kaas oo sidaas sameeyay xilli ciyaareedkii 2013 waayihii uu jooga Man United.
Sergio Aguero oo bar-bareyay Rikoor uu Champions Leagu-ga ka dhigay Van Nistaroy.
Khamiis-Champions League-ga