PSG oo Barcelona ku garaaceysa saxiixa xidig aan ku qanacsaneyn usii ciyaarista United-ka, Waa kee?

0
Thursday October 04, 2018 - 11:22:45 in Wararka by
  • Visits: 143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    PSG oo Barcelona ku garaaceysa saxiixa xidig aan ku qanacsaneyn usii ciyaarista United-ka, Waa kee?

    Khamiis-PSG

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis-PSG

Kooxda reer france ee PSG ayaan wali ka quusan doon doonista laacibka qadka dhexe ee United Pogba.

 

Pogba ayaa wali ku qanacsaneyn kasii ciyaarista horyaalka Ingriska kadib qilaaf weyn oo soo kala dhaxgalay isaga iyo Jose.

 

25-jirkan ayaa dhawaan dalabyo kala duwan ka helay kooxda reer catalane e Barcelona waxaana markan uu dalab hor leh ka helay kooxda ka dhisan dalkiisa farance ee PSG.

Psg ayaa hada diyaar la'an 100 milyan oo ay ku doonayaan adeega xidigan bisha janaayo marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip