Tottenham Hotspur oo badalka Eriksan ka arkootay horyaalka France, Waa kuma?

0
Thursday October 04, 2018 - 11:36:22 in Wararka by
  • Visits: 116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tottenham Hotspur oo badalka Eriksan ka arkootay horyaalka France, Waa kuma?

    Khamiis-Tottenham

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis-Tottenham

Kooxda Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay ku biirtay dagaalka loogu jiro saxiixa da’yarka kooxda PSG Rabiot.

 

Rabiot wuxuu haatan ku jiraa siddeed bilood oo ugu dambeysa heshiiskiisa waxaana dhawaan uu diiday in uu heshiiska u kor dhiyo kooxdiisa PSG.

 

23-jirkaan ayaa dhawaan dalabyo kale duwan ka helay kooxo dhowr ah sida Barcelona, Juventus iyo Manchester City.

 

Mauricio Pochettino ayaa laacibka u arka badalka Eriksan oo laga yaabo inuu kooxda Tottenham ka tago bisha janaayo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip