
Phil Foden oo dalab ka helay kooxda ka dhisan dalka Taliyaaniga, Waa tee?
khamiis-Juventus
Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso da’yarka reer Eglan ee Phil Foden kaa oo ka tirsan kooxda City.
Foden ayaa kaso baxay xirada tababarka kooxda City waana xidig da’yar oo cajiib ah waxaana ku raad jooga kooxo dhowr ah.
Wargeyska Tuttosport ayaa ku warameysa in Juventus ay ka mid tahay kooxaha xiiseynaya da’yarkan oo ay doonayaan iney lasao wareegaan bisha janaayo.
City ayaa u muuqata inay diyaar u tahay inay iibiso Foden isagona xili hore sheegay inuu doonayo in uu kooxda isaga tago bisha janaayo.
Phil Foden oo dalab ka helay kooxda ka dhisan dalka Taliyaaniga, Waa tee?
khamiis-Juventus