RASMI: Shaxda Ugu Wanaagsan Todobaadka Champons League Oo Lasoo Saaray, Messi Neymar iyo Dybala oo Hogaaminaya..

0
Thursday October 04, 2018 - 13:49:06 in Wararka by
  • Visits: 161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Shaxda Ugu Wanaagsan Todobaadka Champons League Oo Lasoo Saaray, Messi Neymar iyo Dybala oo Hogaaminaya..

    Khamiis-UCL

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis-UCL

Waxaa jiray 49 gool inta lagu gudajiray wareega labaad ee Champions League bartamihii isbuuca, iyadoo mar kale ay soo bandhigeen kooxaha Yurub ciyaaro cajiib ah.

Real Madrid ayaa guuldarro 1-0 ah ka soo gaartay kooxda CSKA Moscow habeenkii talaadada, halka kooxda kale ee Bayern Munich ay sidoo kale isla habenkaas ku ak kuftay kooxda Ajax.

Waxaa jiray kooxo gaaray guulo waaweyn oo ay ka mid yihiin Paris Saint-Germain, Juventus, Roma iyo Borussia Dortmund, halka Barcelona ay ka soo kabsatay qaab ciyaareedkoodii ugu xumaa ee xilli ciyaareedkaan ka dib markii ay 4-2 kaga badiyeen Tottenham Hotspur kulankii Wembley.


Hadaba Hoos Ka Aqriso 11-ka xiddig ee ugu fiicnaa Todobaadka 2aad ee Champions League:
CL TOTW MD2


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip