Horseed oo ku guulaysatay ciyaaraha 3x3 2018+Sawirro

0
Friday October 05, 2018 - 14:55:29 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horseed oo ku guulaysatay ciyaaraha 3x3 2018+Sawirro

    Jimco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Muqdisho



Naadiga kubadda Kolayga Horseed ayaa ku guulaystay tartanka kubadda Kolayga 3x3 2018 kaddib markii ay fiinaalka ku garaacday Naadiga Heegan.


Labada koox oo si wayn ugu xafiltama tartamada Kale gedisan ee isboortiga ayaa garoonka Wiish kusoo bandhigay ciyaar aad loogu bogay.


Ciyaartan oo sharciyan la ciyaaro 15 daqiiqo lagu ciyaaro qayb kamid ah garoonka waxaa bilowga hore ee ciyaarta labada koox gacanta sare yeelatay Naadiga Heegan, Basle Horseed oo ay daawanayeen madaxda Naadig ayaa daqiiqadi u dambeeyay ciyaarta soo laba kacleeyay waxaana waqtiga loogu talo galay ay guusha 13-10 ku raacday Naadiga Ciidanka Xoogga dalka.



Cabdalla Jeemis oo sanadki hore koobkan kula guulaystay Naadiga Heegan ayaa sanadkan gacanta ku dhigay isagoo Horseed u safan waxaana guddoonsiiyay Yuusuf Cagawayne oo ka mid ah halyeeyadada kubada Kolayga Soomaaliya.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip