TAARIIKH: Rikooradii Laga Diiwaan Galiyay Guushii Yaabka Lahayd ee Kooxda Man United ka Gaartay Newcastle United.

0
Sunday October 07, 2018 - 11:04:37 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TAARIIKH: Rikooradii Laga Diiwaan Galiyay Guushii Yaabka Lahayd ee Kooxda Man United ka Gaartay Newcastle United.

    Axad-Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-Manchester




Kooxda Man United ayaa guul soo rogaal celin ah ka gaartay kooxda Newcastle United kulan ka dhacay Old Trafford oo natiijadiisu aad loola yaabay.


Qeybtii hore ee ciyaarta waxaa 2-0 hogaanka ku heysay kooxda Martida ahayd ee Newcastle lakiin qeybta labaad ayeey wax walba is badaleen oo ciyaarta ayaa ku dhamaatay 3-2 oo United ay guusha ku raacday.


Hadaba waxaa jira Rikooro laga bartay ciyaarta oo aan isidn soo aruurinay.



1.Newcastle United ayaa hogaanka u qabatay kulan premier League ah markii ugu horaysay xilli ciyaareedkan.


2.Man United ayaa laga dhaliyay 2 gool 10-kii daqiiqo ee ugu horaysay kulanka ka dhacay Old Trafford Premier League markii ugu horaysay taariikheeda.


3.Tan ilaa markii uu kulankiisii ugu horeeyay ee premier League saftay August 2011, Juan Mata ayaa dhaliyay laad xor ah isaga oo ka badan xiddig kasta oo premier League ah.


4.Paul Pogba ayaa si toos ah ugu lug alahaa 29 gool oo premier League ah intii uu ka hoos shaqaynayay Jose Mourinho 13 gool wuu dhaliyay 26 kale caawiye ayuu ka noqday.


5.Man United ayaa badisay 7 kulan oo premier League ah qaybta horena laga dhaliyay 2 gool iyo wax ka badan iyada oo ugu yaraan 4 kulan ka badan koox kasta oo premier League ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip