Aubameyang iyo Ramsey oo Rikoor Taariikhi ah Ka Horyaalka Premier League Kulankii Fulham, maxuu yahay?

0
Sunday October 07, 2018 - 16:30:21 in Wararka by
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aubameyang iyo Ramsey oo Rikoor Taariikhi ah Ka Horyaalka Premier League Kulankii Fulham, maxuu yahay?

    Axad-Arsenal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-Arsenal




Aaron Ramsey & Pierre-Emerick Aubameyang ayaa ku bilowday kaydka kulankii ay Gunners xasuuqa u gaysatay kooxda Fulham kana tirsanaa horyaalka premier league todobaadkiisii 8-aad.


Laakiin labada xiddig ayaa saamayn weyn ku yeeshay kulanka markii ay badalka ku soo galeen qaybtii dambe ee ciyaarta iyada oo uu Pierre-Emerick Aubameyang dhaliyay laba gool mid kalena caawiye ka noqday.


Laacibka khadka dhexe ee Aaron Ramsey ayaa dhankiisa dhaliyay gool sidoo kale caawiye ka noqday mid kale kadib markii uu soo galay qaybtii dambe ee ciyaarta.



Taas ayaa la macno ah in ay xiddigaha Aaron Ramsey & Pierre-Emerick Aubameyang noqdeen labadii xiddig ee abid gool dhaliyay mid kalena caawiye ka noqday markii ay badal ku soo galeen kulan premier League.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip