James Milner oo Dhaawac soo gaaray, Imisa ayuu garoomada ka maqnaanayaa?

0
Monday October 08, 2018 - 14:52:37 in Wararka by
  • Visits: 104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    James Milner oo Dhaawac soo gaaray, Imisa ayuu garoomada ka maqnaanayaa?

    Isniin-Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Liverpool

Xidiga kooxda Liverpool James Milner ayaa garoonka dhaawac looga saaray ciyaartii Anfield ku dhex martay kooxaha Liverpool iyo Manchester City.

 

Xiddiga qadka dhexe ee reer England ayaa waxaa dhaawac ka gaaray muruqa lugta bidix waxaana garoonka laga saaray daqiiqadii 29-aad.

 

Naby Keita ayaa lagu soo badelay Milner, ciyaartii kuso dhamaatay 0-0.

 

Waxaa lagu wadaa in kooxda Liverpool ay dhawaan war kaso saarto dhaawaca soo gaaray xidigan muhiim ka u ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip