DEG-DEG: Aqriso Magacyada Qeeybta 4aad ee Xiddigaha u Tartami Doono Abaalmarinta Ballon D'Or 2018?

0
Monday October 08, 2018 - 19:44:26 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 72
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG-DEG: Aqriso Magacyada Qeeybta 4aad ee Xiddigaha u Tartami Doono Abaalmarinta Ballon D'Or 2018?

    Isniin-Ballon d,Or

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Ballon d,Or

Majalada france football ayaa soo saartay liiska qeeybta 4aad xiddigaha u tartamaya abaamarinta Ballon d'Or 2018, waxaana horay liiskaan ugu soo baxay 15-xiddig.

5taan xiddig ayaa ku noqon doona kuwii 20aad waxaana la rajeynayaa in ay majalada soo dhameeytirto 30-ka xiddig ee u dagaalami doono ku guuleysiga abaalgudkaan.

Hoos ka aqriso 5-ta xiddig ee ugu dambeysay ee hada ay soo saartay Majalada france football waxaana qeybtii 4aad.

Hugo Lloris
Mario Mandzukic
Sadio Mané
Marcelo
Kylian Mbappé



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip