Hector Herrera oo kuso wajahan Horyaalka Premier League-ga, Yuu ku biirayaa?

0
Tuesday October 09, 2018 - 09:51:38 in Wararka by
  • Visits: 164
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hector Herrera oo kuso wajahan Horyaalka Premier League-ga, Yuu ku biirayaa?

    Talaado-Arsenal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Arsenal

Kooxda Arsenal ayaan wali ka quusan doon doonista weraryahanka koxda FC Porto xidiga lagu magacaabo Hector Herrera.

 

Gunners ayaa qorsheyneysa in laacibkan uu noqdo badalka Ramsey oo sheegay in uu kooxda ka tagayo xagaagan.

 

Tababaraha Arsenal Emry ayaa wakiilo u diray kooxda FC Porto si looga xaajooda xaalada iyado Arsenal ay dooneyso in xidigan ay janaayo soo qaataan marka uu furmo suuqa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip