Kooxda Isbuuca Horyalka Ingiriiska oo Lasoo Saaray & Eden Hazard, Alexandre Lacazette, Ross Barkleym oo Hogaaminaya..

0
Tuesday October 09, 2018 - 10:23:09 in Wararka by
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Isbuuca Horyalka Ingiriiska oo Lasoo Saaray & Eden Hazard, Alexandre Lacazette, Ross Barkleym oo Hogaaminaya..

    Talaado-England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-England

Seddex kooxood ayaa weli dhinacooda dhulka la dhigi la'yahay waxaana ay ku wada fadhiyaan kursiga ugu sareeya ee kala horeynta Horyalka Ingiriiska ee Premier League.

Todobaadkan waxaa la ciyaaray kulamadii 8aad kooxaha waa weeyn ayaana intooda badan guulo gaaray marka laga soo tago kulankii ugu adkaa ee dhex maray kooxaha Liverpool iyo Manchester City oo kusoo dhamaaday Bar-baro 0-0 ah.

Horaantii maalintaas Chelsea ayaa 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Southampton, halka Arsenal ay 5-1 ku maquunisay kooxda Fulham natiijadaas ayaana Gunners geeysay kaalinta 4aad ee kala sareeynta.


Hadaba waxaa lasoo bandhigay 11-kii laacib ee Todobaadkan ugu wanaagsanaa Horyaalka Ingiriiska.
PL TOTW GW8


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip