Bayern Munich oo go'aan ka gaartay mustaqbalka Niko Kovac, Miyaa la ceyrinayaa?

0
Tuesday October 09, 2018 - 09:57:08 in Wararka by
  • Visits: 69
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bayern Munich oo go'aan ka gaartay mustaqbalka Niko Kovac, Miyaa la ceyrinayaa?

    Talaado-Bayer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Bayer

Kooxda Bayer Munich ayaa ugu dambeyn go’aan ka gaartay mustaqbalka tababare Niko Kovac oo ay xaalada ku xuntahay.

 

Xaalada ayaa ku xun tababaraha ku cusub Bayern Munich ee Niko Kovac kadib guul daradii soo gaartay kooxda sabtigii.

 

Borussia Monchengladbach ayaa 3-0 ku garaacday Bayern Munich oo ay marti u ahayd sabtigii, kooxda tababare Niko Kovac ayaana haatan ku jirta booska 6-aad ee jadwalka kala saraynta Bundesliga.

 

Madaxwaynaha Bayern Munich ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Niko Kovac laga cayrinayo kooxda, wuxuuna xaqiijiyay inuu difaacayo tababarahaan ilaa uu ka geeriyoodo wuxuuna yiri”

 

"Waan difaacayaa Niko Kovac ilaa aan ka geeriyoodo maxaa yeelay waa shaqsi jecel mar walba guusha Bayer waan ogahay wuxuu kujiraa xaalad adag balse wuu ka bixi doonaa ” ayuu yiri madaxwaynaha Bayern Munich ee Uli Hoeness.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip