Gareth Bale oo shaki lageliyay taam ahaan shihiisa kulanka Spain, Sabab?

0
Tuesday October 09, 2018 - 11:32:08 in Wararka by
  • Visits: 119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gareth Bale oo shaki lageliyay taam ahaan shihiisa kulanka Spain, Sabab?

    Talaado-Wales

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Wales




Weraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka Wales Bale ayaa shaki weyn la galiyay inuu ciyaari karo kulanka xulkiisa uu la ciyaari doono dhigooda Spain.

 

Gareth Bale ayaa gaaray xarunta tababarka ee xulka Wales xili uu ka sheeganayo dhibaato dhanka anqowga ah oo ka soo gaartay kulankii Alaves sida uu baahiyay wargayska Sport.


 

Real Madrid ayaa isku dayday in laacibka aysan u dirin dhanka xulka Wales, balse xiriirka kubadda cagta Wales ayaa kula heshiiyay Real Madrid in Bale aan la galin doonin qatar.

 

Xulka Wales ayaa khamiista kulan saaxiibtinimo la ciyaaraya xulka Spain, waxaana loo badinayaa in Gareth Bale uu seegi doono kulankaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip