RASMI: Arsenal oo heshiis la gaartay shirkada qalabka Sportiga ee Adidas.

0
Tuesday October 09, 2018 - 11:49:15 in Wararka by
  • Visits: 103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Arsenal oo heshiis la gaartay shirkada qalabka Sportiga ee Adidas.

    Talaado-Arsenal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Arsenal

Kooxda Arsenal ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay heshiis la gaartay shirkada samaysa qalabka Sportiga ee Adidas.

 

Heshiiskii kooxdu ay kula jirtay shirkada PUMA ayaa ku eg dhamaadka xiliciyaareed kaan, labada dhinac ayaana ku guul daraystay inay gaaraan heshiis cusub.

 

Shirkada Adidas ayaa ka faa’idaysatay oo heshiis la gaartay Arsenal kaas oo ka bilaabanaya 1-July ee 2019.

 

Laga bilaabo xiliciyaareedka dambe labiska Arsenal waxaa soo saari doonta shirkada Adidas oo la gaartay heshiis 60 milyan oo Ginni ah sanadkii.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip