Kooxda Liverpool oo war kasoo saartay dhaawicii James Milner.

0
Tuesday October 09, 2018 - 11:54:33 in Wararka by
  • Visits: 110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Liverpool oo war kasoo saartay dhaawicii James Milner.

    Talaado-Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Liverpool

Kooxda Liverpool oo war caafimaad kasoo saartay dhaawicii dhawaan soo gaaray laacibkooda James Milner.

 

Laacibkaas ayaa axaddii dhameystiran waayay kulankii Man City ee wareegga 8-daad ee horyaalka kaasi oo ku dhamaaday bar bar dhac bilaa goolal ah .

 

Milner ayaa biloowgii qeybta labaad dhaawac uga baxay garoonka xilligaas oo lagu badalay Naby Keïta.

 

Wargeyska Daily Mail ayaa sheegeysa in Milner uu haatan garoomada ka maqnaanayo illaa bartamaha bisha November waxa uuna dhaawaca ka gaaray jilibka.

 

Waxa ay kooxdiisa Liverpool sheegeen in laacibkaas ay weynayaan kulamada huddersfield, Carddif ee horyaalka Ingiriiska .

 

Sidoo kale kulanka Champion-ka ee kooxda Red Star ayuu laacibkaas reer Ingiriis seegayaaa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip