Real Madrid oo la ogaaday macallinka ay ku badalayso Julen Lopetegui oo qarka u saaran in la ceyriyo

0
Tuesday October 09, 2018 - 15:06:20 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo la ogaaday macallinka ay ku badalayso Julen Lopetegui oo qarka u saaran in la ceyriyo

    Talaado- Spain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Spain



Kooxda Real Madridoo caan ku ah dulqaad la’aan ka dhan ah macallimiinta ayaa la ogaaday macallinka ay doonayso in ay ku badasho Julen Lopetegui kaasoo qarka u saaran in laceyro kadib markii uu ku hungoobay inuu kulamadii u dambeeyay guulaysto xitaa ay gool ay dhalisyo kooxdiisa.

Image result for Julen Lopetegui


 

Sida ay warinayso Mundo Deportivo oo Spain kasoo baxdawaxaa real aad loola xiriirinayaa macallinkii hore ee kooxaha Juventus iyo Cheslea Antonio Conte kaasoo hadda shaqo la’aan ah kadib markii ay xeyrisay Cheslea oo uu labadii sano ee lasoo dhaafay hogaaminayay.

Image result for Conte

Macallinka Reer Talyaani ayaa 3 horyaalka kula guulaystay Juventus, sidoo kale waxuu Chelsea la qaaday horyaal iyo koobka FA.

Dhanka kale waxaa lagu xasuustaa ciyaarihii Euro 2016 oo uu Xulka talyaaniga gaarsiiyay wareegga 8-da, ka hor inta aysan rigoorayaal ku reebin Germany.

Conte waa macallinka kaliyamacallimiinta waa way nee haddala helo karo marka laga reebo Zidane oo isagu horaantii xilli ciyaareedkan Real isaga dhaqaaqay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip