Real Madrid oo £200m ku dooneysa xiddig ay u aragto inuu yahay badalka C.ronaldo, Taloow waa kee xiddigaas?

0
Wednesday October 10, 2018 - 12:04:19 in Wararka by
  • Visits: 165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo £200m ku dooneysa xiddig ay u aragto inuu yahay badalka C.ronaldo, Taloow waa kee xiddigaas?

    Arbaco-Real Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-Real Madrid





Kooxda Real Madrid ayaa markale dalab qaali ah kasoo gudbisay weeraryahaynka kooxda Tottenham ee Harry Kane.


 

Wargeyska Mirror ee kasoo baxa dalka Ingiriiska ayaa qoraya in Tottenham ay la kulantay wakiilo ka socda kooxda Reer Spain ee Madrid si ay uga wada hadlaan saxiixa laacibka qiimahiisu sareeyo.



Kane ayaa loo arkaa badalka saxda ah ee Ronaldo kaa oo xili ciyaareedkan ku biiray kooxda reer Taliyaani ee Juventus.



 

Kooxda saddaxda jeer oo isku xigta ku guulaysatay koobka kooxaha Horyaalada Yurub ayaa ku hungowday in ay afarti kulan ee lasoo ldhafaya guul gaarto waxaana u dheer in ay xitaa shabaqa soo taaban waayeen , waana sababta keentay in ay markale dalab kasoo gudbiyaan kabtanka xulka Ingiriiksa Kane.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip