Jordi Alba oo looga gacan haatiyay horyaalka Premier League-ga, Waa kooxdee?

0
Thursday October 11, 2018 - 12:03:56 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jordi Alba oo looga gacan haatiyay horyaalka Premier League-ga, Waa kooxdee?

    Khamiis-Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis-Barcelona

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay u dhaqaaqeyso saxiixa daafaca Barcelona Jordi Alba suuqa janaayo.

 

29 jirkaan uu dhaliyay 249 kulan oo uu u saftay kooxda reer Catalan wuxuuna kula guuleystay koobab farabadan.

 

Daafaca heerka caalami ee dalka Spain ayaa qandaraaskiisa waxa uu dhacayaa sanadka 2020.

 

 

United ayaa xidigan ka dhigeysa badalka daafaca reer Englan Luka Show kaa oo laga yaabo inuu kooxda ka tago marka lagaaro suuqa janaayo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip