Ronaldinho oo ka sheekeeyay waayihii John Terry iyo waxa uu ku xasuusto, Muxuu yiri?

0
Thursday October 11, 2018 - 12:15:44 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ronaldinho oo ka sheekeeyay waayihii John Terry iyo waxa uu ku xasuusto, Muxuu yiri?

    Khamiis-Chelsea

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis-Chelsea

Halyeeygii hore ee kooxaha PSG, Barcelona ,AC Milan iyo xulka Prazil Ronaldiinho ayaa ka hadlay waxa uu ku xasuusto John Terry oo dhawaan ka fariistay ciyaaraha.

 

Ronaldiinho oo wareysi siiyay Tv laga leeyahay dalka Prazil ayaa ka shekeeyay waxa dhaxmaray isaga iyo Terry wuxuuna yiri”

 

"Xaqiiqdii Terry waa daafaca ugu fiicab Aduunka waxana ku xasuustaa waayihii aan ku kulmi jirnay Champins League-ga waana mid ka mid ah daafacyadii igu adkaa aan ka hor tago” ayuu yiri Ronaldiinho wareysi dheer siiyay Tv laga leeyahay dalka Praziil,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip