RASMI: Eden Hazard Oo Ku Guuleystay Abaamarinta Xiddigii Ugu Fiicnaa Bishii Lasoo Dhaafay Horyalka Ingiriiska!

0
Saturday October 13, 2018 - 08:19:59 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Eden Hazard Oo Ku Guuleystay Abaamarinta Xiddigii Ugu Fiicnaa Bishii Lasoo Dhaafay Horyalka Ingiriiska!

    Sabti-Chelsea

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Chelsea




Laacibka Kooxda chelsea ee Eden Hazard ayaa loo magacaabay xiddigii ugu fiicnaa Premier League bishii Spetember isaga oo ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican horyaalka.


Xiddiga reer Belguim ayaa dhaliyay 5 gool 4 kulan isaga oo kooxdiisa ka caawiyay in ay sii wadato rikoorka guul daro la,aanta horyaalka ilaa haatan.


3 ka mid ah goolasha uu dhaliyay ayaa yimid kulankii ay Chelsea la ciyaartay Cardiff City halka uu sidoo kale Hazard shabaqa soo taabtay kulamadii Bournemouth & Liverpool.



Markan ayaa ah markii 2-aad ee uu Xiddigu ku guulaysto abaalmarinta bilaha loo bixiyo ee premier League isaga oo markii hore ku guulaystay October 2016.


27 jirkan ayaa abaalmarintan ku garaacay shan xiddig oo kale kadib markii uu helay codkii ugu badnaa ee ay bixiyeen khabiirada iyo taageerayaasha premier League.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip