Dekedda oo garaacday Banaadir iyo Horseed iyo Heegan oo maanta garoonka Wiish ku ballansan

0
Tuesday October 16, 2018 - 09:30:25 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 341
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dekedda oo garaacday Banaadir iyo Horseed iyo Heegan oo maanta garoonka Wiish ku ballansan

    Talaado- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Muqdisho


Kooxda Dekedda ayaa shalay guul ka gaartay naadiga Banaadir SC oo ay kulmeen garoonka Wiish.


Dekedda oo 6 sano raadinaysa horyaalkeedi u horeeyay ayaa Banaadir SC kaga adkaatay 59-46.


Waa kulanki labaad oo xiriir ah oo ay Dekedda horyaala=ka kaga adkaanayso waxaana uga horeeyay kulanki hore.


DHanka kale waxaa galabta garoonka Wiish ka dhici doona kulanka loogu magic daray loolankakooxaha ciidanka Soomaaliyeed.



Horseed ayaa qaabilaysa Heegan waxaana labada koox kulankii hore 50-64 ku awood sheegatay kooxda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan.


Heegan ayaa horyaalka daafacanaysa laakin waxay sanadkan aad ugu dhaggan Horseed iyo Dekedda waxayna saddaxda koox ka siman yihiin xagga dhibcaha, iyagoo leh min 17 dhibcood.


Kulanka ayaa billaaban doona 4:00 galabnimo

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip