Roberto Farmino oo looga gacan haatiyay Horyaalka Spain, Yuu ku biirayaa?

0
Saturday October 20, 2018 - 11:43:46 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 193
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roberto Farmino oo looga gacan haatiyay Horyaalka Spain, Yuu ku biirayaa?

    Sabti-Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-Liverpool

Kooxda Barcelona ayaa xili hore xidigo kala soo wareegtay dhigeeda Liverpool sida Suarez iyo Coutinho markanna waxa ay ka doonayaa weeraryahanka reer Prazil ee Farmino.

 

Suarez ayaa ku guuldareystay inuu jabiyo 30ka gool ee uu ka dhaliyay tan iyo xilli ciyaareedkii 2015-16, waxaana uu haatan lix kulan u saftay kooxda reer Catalan.

 

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Uruguay ayaa laga yaabaa inuu isaga hayaamo kooxda Barcelona waxaana lagu badali karaa Farmino.

 

Firmino ayaa dhawaan heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa Liverpool waxaana suuragalka in uu aqbalo u dhaqaaqida Barcelona.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip