Real Madrid oo go'aan satay in bisha janaayo ay iska iibiso xidig muhiim u ah, Waa kee Yuuna ku biirayaa?

0
Monday October 22, 2018 - 10:48:44 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo go'aan satay in bisha janaayo ay iska iibiso xidig muhiim u ah, Waa kee Yuuna ku biirayaa?

    Isniin-Real Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Real Madrid

Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay go'aansatay inay iska iibiso Marco Asensio bisha janaayo waxeyna ku iibindoonaan aduun fhan 100 milyan oo ginni.

 

Asensio ayaa lagu qiimeeyaa mid ka mid ah da’yarada ugu fiican ee kubada cagta Yurub, 22 jirkaan ayaa la filayay inuu noqdo xidiga ugu muhimsan Bernabeu ka dib markii uu Cristiano Ronaldo ka tagay kooxda.

 

Si kastaba ha ahaatee, Asensio ayaa dhaliyay hal gool ka dhaliyay halkalana caawiye ka ahaa sideed kulan oo horyaalka ah xilli ciyaareedkan.

 

Wargeyska Marca ee Spain kaso baxa ayaa ku waramaya in madaxda Real ay qorsheynayaan in ay iska iibiyaan xidigan Bisha janaayo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip