Icardi oo kuso wajahan Horyaalka Premier League-ga, Yuu ku biirayaa?

0
Monday October 22, 2018 - 11:18:24 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Icardi oo kuso wajahan Horyaalka Premier League-ga, Yuu ku biirayaa?

    Isniin-Chelsea

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-Chelsea

Kooxda Chelsea ayaa ku fikireysa in janaayo ay u dhaqaaqdo saxiixa xidiga kooxda Inter Milan ee Icardi.

 

Tababaraha kooxda Chelsea Maurizio Sarri ayaan ku qanacsaneyn qaab ciyaareedka xidigaha Alvaro Morata iyo Olivier Giroud wuxuuna sheegay in bisha janaayo uu suuqa kala soo wareegayo xidig ka ciyaara weerarka.

 

Sida laga soo xigtay jariiradda The Sun, Blues ayaa bilowday inay u dhaqaado saxiixa xidiga wacdaraha ka dhigaya Taliyaaniga ee Icardi.

 

Xiddiga reer Argentine kooxdiisa u dhaliyay 103 gool 165 kulan oo uu saftay tan iyo 2013, waxaana Chelsea ay ku dooneysaa 90 milyan ginni 25 jirkaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip