Tababare Jose Mourinho oo aan wali ka quusan saxiixa Daafac ka ciyaara Horyaalka Taliyaaniga, Waa kuma?

0
Monday October 22, 2018 - 11:41:50 in Wararka by
  • Visits: 100
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababare Jose Mourinho oo aan wali ka quusan saxiixa Daafac ka ciyaara Horyaalka Taliyaaniga, Waa kuma?

    Isniin-United

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-United

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay go'aansatay inay la soo saxiixato daafaca kooxda Napoli Kalidou Koulibaly.

 

Daafaca reer Senegal ayaa ka mid ah xidigaha aadka looga doonayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda waxaana markan loolanka kusoo biirtay United-ka.

 

Dhawaan waxaa dalabyo kala duwan uu ka helay kooxo dhowr ah waxaana ka mid ah Chelsea iyo Barcelona.

 

27 jirkaan ayaa ka mid noqday ciyaartoyda muhiimka ah ee kooxda ka dhisan Serie A, iyadoo daafaca dhexe uu dhaliyay sideed gool 170 kulan oo uu u saftay Napoli tan iyo 2014.

 

Koulibaly ayaa qandaraaskiisa waxaa uu dhacayaa bisha janaayo sanadka soo aadan ee 2019.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip