C. Ronaldo oo farriin u diray Macallin Sir Alex Ferguson ka hor kulanka uu kusoo Laabanayo Old Trafford, muxuu yiri?

0
Tuesday October 23, 2018 - 07:24:17 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 746
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C. Ronaldo oo farriin u diray Macallin Sir Alex Ferguson ka hor kulanka uu kusoo Laabanayo Old Trafford, muxuu yiri?

    Talaado--Turin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado--Turin

Cristiano Ronaldo ayaa si weyn xushmad ugu muujiyay tababare Sir Alex Ferguson isagoo isu diyaarinaya kulan uu kooxdiisii hore ee Manchester United wajihi doono ciyaarta ay la qaadanayaan Juventus – wuxuuna xaqiijiyay inuusan Dabbaal deg muujin doonin hadduu gool dhaliyo.


Wiilka reer Portuguese ayaa 6 sanadood joogay garoonka Old Trafford, wuxuuna qaaday 3 horyaalka Premier League ah, Champions League iyo Ballon d’Or ka hor inta uusan aadin Real Madrid Sanadkii 2009-kii.



Wuxuu ka tegay Bernabeu isagoo aaday Juve wuxuuna si weyn u ammaanay macallin Sir Alex oo soo dhisay Taariikhdiisa Ciyaaraha.


Wuxuu u sheegay inuu doonayo in uu daawado ciyaartaas, weliba isagoo is bar-bardhigaya wiilkiisa iyo Kooxdiisii hore.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip