Xidig ay ku raad joogeen kooxaha PSG iyo Cheksea oo go'aan saday in uu kooxdiisa sii joogo, Waa kuma Xidigas?

0
Tuesday October 23, 2018 - 11:35:16 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 158
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xidig ay ku raad joogeen kooxaha PSG iyo Cheksea oo go'aan saday in uu kooxdiisa sii joogo, Waa kuma Xidigas?

    Talaado-Juventus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Juventus

Daafaca kooxda Juventus iyo xulka Prazil Alex Sandro ayaa soo dhaweeyay in uu heshiiska u kordhinayo kooxdiisa Juventus.

 

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Brazil ayaa si aad ah loola xiriirinayay labadii sano ee lasoo dhaafay kooxo dhowr ah sida Chelsea iyo United.

 

Sandro ayaa ku soo laabtay qaab ciyaareedkiisii ugu fiicnaa ee Juve xilli ciyaareedkan, isagoona saftay sideedii kulan ee horyaalka.

 

 

Wargeyska Corriere dello Sport ayaa sheegeysa ayaa shaaca ka qaaday in xidiga uu ugu dambeyn aqbalay inuu kooxda iska joogo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip