Xidiga ku rafaaday Barcelona Malcom oo looga gacan haatiyay Horyaalka Premier League-ga, Yuu ku biirayaa?

0
Tuesday October 23, 2018 - 11:41:02 in Wararka by Abdullahi Hussein
  • Visits: 151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xidiga ku rafaaday Barcelona Malcom oo looga gacan haatiyay Horyaalka Premier League-ga, Yuu ku biirayaa?

    Talaado-Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Barcelona

Kooxaha Arsenal iyo Tottenham Hotspur ayaa labadoodaba lagu soo waramayaa inay ka fiirsanayaan inayu dhaqaaqaan bisha Janaayo saxiixa xidiga Malcom.

 

Malcom ayaa ku dhibtootay in uu ka mid noqdo safka koowaad ee Tababare Valverdi waxaa uuna inta badan uu kaso muuqdaa kursiga keydka.

 

Wargeyska Marca ayaa daaha ka qaaday in kooxaha Arsenal iyo Tottenham ay isha ku hayaan xaalada xidigan.

 

Melcom ayaa Barcelona kaga soo biiray Bordeaux xilli ciyaareedkii hore.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip