Dekedda oo guul ka gaartay Fero+Sawirro

0
Wednesday October 24, 2018 - 11:26:59 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dekedda oo guul ka gaartay Fero+Sawirro

    Arbaco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Muqdisho


Naadiga Kubadda Kolayga Dekedda ayaa guul muhiim u ahayd ka gaartay Naadiga Fero oo ay kulan ka tirsan wareegga Labaad ee horyaalka kubadda Kolayga 2018-19 ku yeesheengaroonka Wiish.


Labada koox ayaa soo bandhigay ciyaar aad u wanaagsan waxaana qaybta hore lagu kala n astay 28-20 oo ay hogaanka ku hayso Naadiga Dekedda.


Marki laysku soo laabtay Naadiga Dekedda ayaa halkeeda kasoo waday weerarkeeda xooggan taasoo ay ku adkaatay in ay iska Caabiso naadiga Fero, waxayna ciyaarta kusoo idlaatay 71-45 oo ay Dekedda guusha ku raacday.



 

Dekedda ayaa oo aan tan 2012 ku guulaysan Horyaalka ayaa sanadkan aad ugu dadaalaysa in ay horyaalka gacanta ku dhigto, waxayna Jimcaha la ciyaari doontaa naadiga Heegan oo ah naadiga Horyaalka daafacanaya.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip