Dalka Ghana oo ku guulaystay marti gelinta ciyaaraha All African Games 2023

0
Friday October 26, 2018 - 14:10:15 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 92
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Ghana oo ku guulaystay marti gelinta ciyaaraha All African Games 2023

    Jimco- Accra

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Accra



Wadanka Ghana ayaa lagu abaalmariyay marti gelinta ciyaaraha All African Games 2023, waana marki u horaysay oo ay dhacdadaasi marti geliyaan.


Ururka ay ku midaysan yihiin Guddiyada Olombikada Wadamada Africa ee ( ANOCA) ayaa Ghana u ogalaaday marti gelinta ciyaarihi 13 ee qaaradda Africa ay ku loolamaan dhacdooyin Isboorti oo kale duwan, waxaanakula loolamayay wadamada Nigeriaiyo Burkina Faso, basle Ghanna ayaa kaga guulaysatay.



Ghanna ayaa ku biiraysa Congo Brazzaville, Mali, Nigeria, Algeria, Kenya, Egypt, Zimbabwe, South Africa iyo Mozambique oo ah wadamadi horay tartankan u marti geliyay.


Ghana ayaa tartanka kusoo birtay todobaadyo ka hor sida uu qirayWasiirka ku xigeenka Isboortiga dalkaas Perry Okudzeto.


Masar ayaa ah wadana ugu guulaha badan tartanka waxyana ku guulaysatay 1362 biladood wadar ahaan.


Ghanna ayaa tartanka ka qayb gashay 11 jeer, waxayna kujirtaa 50-ka dale e ee qaaradda Africa ee kasoo muuqday tartanka waxyana kujirtaa kaalinta 9-aad xagga biladaha lagu guulaystay.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip