Aqriso taariikhihi laga bartay Guushii Liverpool ay ka gaartay Cardif, Salah iyo Mane oo qayb ku leh

0
Saturday October 27, 2018 - 21:00:05 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 92
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqriso taariikhihi laga bartay Guushii Liverpool ay ka gaartay Cardif, Salah iyo Mane oo qayb ku leh

    sabti- Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sabti- Liverpool



Kooxda Liverpool ayaa kali kunoqotay hogaanka horyaalka Ingiriiska kadib markii ay 4-1 kaga adkaatay kooxda Cardif oo ay kula ciyaartay garoonka Anfiled, waxaana goolasha u kala dhaliyay Salah, Xherdan Shaqiri iyo Mane oo 2 gool dhaliyay, goolka qura ee Cardif waxaa u saxiixay Paterson.


 

Haddaba halkan ka aqriso dhacdooyinka taariikhiga ahaa ee laga bartay kulanka:



Liverpool ayaa guulaysataydhamaan 19-ka kulan ee uu Mane gool ku dhaliyay Anfield.


Goolkii uu Paterson oo Cardif u ciyaara ka dhaliyay Liverpool waxuu ahaa goolkii ug horeeyay ee Liverpool garoonkeda looga dhaliyo918 daqiiqo kadib.


Tan iyo Bilowgi horyaalki Hore, weeraryahanka Liverpool salah waxuulug yeeshay 33 gool 24 kulan uu uu garoonka Anfield ku ciyaaray, 23gool iyo 10 caawin.


Salah ayaa garoonka Anfield ku dhalioyay 33 gool, 33 kulan.


Cardif ayaa guuldaraysay 14 kulan kamid ah 17 kulan ee u dambeeyay ee ay bannaanka u safarto, waxaana ka mid ah 4 kamid ah shanty kulan ee ay xilli ciyaareedkan safartay.


 

Maxaa Xiga ?

Liverpool oo horay uga hartay koobka Carabao Cup ayaa ka dhigan in ay todobaad nasiino ah heli doonto, waxayna sabtida dambe la dheeli doontaa kooxda Arsenal.

Cardiff ayaa lamid ah waxay iyana sabtida wajahi doontaa kooxda Leicester City




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip