Ronaldo oo Juventus guul u horseeday

0
Saturday October 27, 2018 - 21:25:12 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ronaldo oo Juventus guul u horseeday

    Sabti- Italy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Italy



Christiano Ronaldoayaa juventus ka caawiyay in ay hogaanka horyaalka ku qabtaan 7 dhibcood kadib markii uu laba gool u dhaliyay kulanki ay 2-1 kaga adkaadeen kooxda Empoli.


Empoli ayaa goolka ku hormartay waxaana daqiiqadi 28 u dhaliyay Francesco Caputo, waxaana qaybta hore lagu kala nastay 1-0.


Juventus oo heerka bandhiga ciyaarta aad uag saraysay Empoli ayaa kasoo kabatay goolka lagu lahaa waxaana laba gool u dhaliyay Weeraryahankooda Ranaldo kaasoo shabaqa cusjiyay daqiiqadi 54 oo Rigooro uu dhaliyay iyo daqiiqadi 70.



Juventus ayaa hadda horyaalka ku hogaaminaysa 28 dhibcood waxyna 7 dhibcood ka saraysaa Naadiga Napoli waloow uu kulan baaqi u yahay.


Ronaldo ayaa 10 gool ku lug yeeshay xilli ciyaareekiisa cusub ee horyaalka Talyaaniga 7 gool iyo 3 caawin.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip