Seddax Tababare oo ka mid ah kuwa Yurub ugu Fiican ayaa ku dagaallamaya Shaqada Macallin Mourinho ee Man Utd, yaa ku jira???

0
Wednesday October 31, 2018 - 14:18:22 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Seddax Tababare oo ka mid ah kuwa Yurub ugu Fiican ayaa ku dagaallamaya Shaqada Macallin Mourinho ee Man Utd, yaa ku jira???

    Arbaco--Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco--Manchester

Antonio Conte ayaa doonaya in uu shaqada kala Wareego Tababare Jose Mourinho uuna hoggaanka u qabto Manchester United , sida ay wargeysyada Gudaha England warinayaan.


Xeeladyahanka reer Talyaani ayaa ka mid ahaa Musharraxiinta aadka loogu saadaaliyay shaqada Julen Lopetegui ee Real Madrid balse kooxda ayaa magacaawday Santiago Solari oo xirfaddiisa sare loo qaadayo.


Macallinkii hore ee Chelsea, Conte ayaa weli suuragal laga dhigayaa in loo dhiibo Los Blancos, balse warar ayaa sheegaya in Florentino Perez uu doonayo in uu dib usoo celiyo Mourinho oo laga shaqo geliyo Santiago Bernabeu.



Sida uu wariyay Wargeyska Gazetta dell Sport , kooxda Real Madrid madaxweynaheeda ayaa beegsigiisa koobaad ka dhigtay Portuguese-ka Macallinka u dhashay.


Shaqada Macallin ee Man Utd ayaa hadda Tartan loogu jiraa, waxaana macallimiita Sharraxan ku jira, Zidane, Conte iyo Mauricio Pochettino hoggaamiyaha Tottenham.


Waxaana shaqada kooxdaas ay tahay hadda mid u muuqata mid ay Macallimiintaas middood u dhiibi karto.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip