Kevin De Bruyne oo kulamo muhiim ah ka maqnaan doono kooxdiisa Man City

0
Saturday November 03, 2018 - 09:07:20 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kevin De Bruyne oo kulamo muhiim ah ka maqnaan doono kooxdiisa Man City

    Sabti- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Manchester

 



Kooxda Manchester ayaa xaqiijisay in laacibkeeda Kevin De Bruyne uusan garoomada kusoo laaban donin ka hor bisha December kadib markii dhaawac jilibka kasoo gaaray khamiisti kulanki EFL cup oo ay kooxdiisa la yeelatay kooxda Fulham.


 

De Bruyne ayaa dhaawacdhanka jilibka ku seegay inta badan labadii bil ee ugu horaysay horyaalka , baslae 27 jirkan ayaa mar kale dhaawac isal Jilibka kasoo gaaray garoonka looga saaray.



 

Laacibka Heerka caalami ee dalka Belgium-ka ayaa dhaawacan uusoo gaaray markii ay isku dhaceen Timothy Fosu-Mensah, oo fulham katirsan waxayna kooxdiisa warixin ay soo saartay kusoo sheegtay in shan ilaa lix todobaad uu garoomad aka maqnaan doono.


 

 

De Bruyne ayaa seegi doona kulanka todobaadka dambe ee Manchester derby, sidoo kale waxuu maqnaan doona kuladaka haray wareegga Group-yada koobka kooxaha horyaalkada Yurub.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip