Solari oo Real Madrid kusoo celiyay Tubta guusha

0
Saturday November 03, 2018 - 21:24:59 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Solari oo Real Madrid kusoo celiyay Tubta guusha

    Sabti- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Madrid



Real oo 75,000 oo taageere ay Bernabeu usoo xaadireen si ay u dhiirogeliyaan Laacibkiihore ee xilak macallinimo la wareegay ayaa 83 daqiiqo sacabo tumayay iyagoo marki dambe gool kama ah u dabaaldagay.


Real ayaa goolka koowaad heshay daqiiqadi 83 waxaa si kama’ ah kooxdiisa uga dhaliyay 21 jirka daafaca dhexe,  Kiko Olivas, waxaana goolka labaad oo rigooro ahaa real u dhaliyay kabtan Sergio Ramos.



Real Madrid ayaa iminka soo fariisatay kaalinta lixaad ee kala saraynta horyaalka waxayna leedahay 17 dhibcood.


Tababare Santiago Solai oo kooxda si ku meel gaar ah loogu magacaabay ayaa xilka ka bdalay tababare Julen Lopetegui, waxuuna durba ku bilaabay guul,.

Real ayaa kulankeeda xiga u safri doona Viktoria Plzeň oo ay 7 November la ciyaari doonto kulanka lugta afaraad wareegga Group-ka koobka koryaalada yurub 2018-19.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip