Alexandre Lacazette oo Arsenal guuldarro ka badbaadiyay

0
Saturday November 03, 2018 - 22:22:05 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alexandre Lacazette oo Arsenal guuldarro ka badbaadiyay

    Sabti- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- London




Kooxaha Arsenal ayaa barbaro 1-1 isku mari waayay kulan ciyaareedd ka dhacay garoonka Emarates.


Inkasta oo ay xagga kubad haysiga ku wanaagsanayd Arsenal haddanaxagga fursadaha ad ayay isugu dhawaayeen, waxaana qaybta hore lagu kala nastay 0-0.


 

Marki laysku soo laabtay Liverpool daqiiqadi 61 hogaanka u dhiibay James Milner, waxaase Arsenal daqiiqadi 82 usoo barbareeyay Alexandre Lacazette.

Liverpool ayaa iminka horyaalka ku hogaaminaysa 27 dhibcood axayna hal dhibic ka saraysaa Man City oo berry la ballansan Southampton, taasoo hadii ay badiso hogaanka kali ku noqon doonta.



Dhanka kale waxay 3 dhibcood ka saraysaa Chelsea oo iyana Berri la ciyaari doonta kooxda Crystal Palace, waxayna guul ay Man City iyo Chelsea gaaraan ku wayn kartaa booska koowad yo kan labaad, w basle 11 kulan oo ay horyaalka ka ciyaarta guuldarro wali isma arkin.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip