Aqriso dhacdooyinka taariikhiga ahaa ee laga bartay kulanki Arsenal iyo Liverpool

0
Saturday November 03, 2018 - 23:21:15 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqriso dhacdooyinka taariikhiga ahaa ee laga bartay kulanki Arsenal iyo Liverpool

    Sabti- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- London


 Kooxaha Arsenal iyo Liverpool iyo Arsenal aya barbaro 1-1  isku mari waayay ciyaaro xiiso leh oo ka dhacday garoonka Emarates.
   
 James Milner iyo Alexandre Lacazette ayaa qaybta  labaad  u kala dhaliyay labada koox.

 
 Haddaba  halkan ka aqriso taariikhaha laga bartay



 

Liverpool ayaa wax guuldarrro ah la kulmin 11 kulan oo ay horyaalka ka ciyaarta waana marki u horaysay tan iyo xilli ciyaareedki 2007-08.


Arsenal ayaan ax guul ah ka gaarin Liverpool 7 kulan ee lasoo dhaafay oo ay horyaalka ku kulmeen 3 barbaro iyo4 guuldarro.


 

Laacibka qadka dhex ee Liverpool James Milner goolkii uu dhaliyay ayaa ka ahaa goolkiisi 50 ee uu horyaalka ka dhaliyo waxuuan 14 ka mid ah u dhaliyay Liverppol oo ah kooxda uu goolasha ugu abdan u dhaliyay.


Goolkii Milner ayaa sidoo kale ahaa tan 2016 oo uu dhaliyo gool kubad furan ah, taasoo soo gebogabaysay goolashii taxanaha ahaa ee uu rigoorooyinka ku dhalinayay.


. goolkii barbaraha e uu caawiyay Alex Iwobi, ayaa ka dhigan in ciyaartoyda Arsenal ee dbalka kusoo galay in ay ku lugyeesheen 10 gool oo horyaalka ah, 6 gool iyo 4 caawin.


17 kamid ah 23 gool ee uu dhammaan tartamada u dhaliyay Alexandre Lacazette waxay ku dhasheen garoonka Emarates.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip