Barcelona iyo Juventus oo guulo muhiim u ah gaaray

0
Sunday November 04, 2018 - 07:44:39 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona iyo Juventus oo guulo muhiim u ah gaaray

    Axad- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Yurub




Kooxda Bacrelona ayaa 3-2 dirqi ah kaga adkaatay kooxda Rayo Vallecano oo ay u martisay.


Luis Suares ayaa daqiiqadi 10 hogaanka u dhiibay Barcelona, waxaase isla qaybta horekasoo barbareeyay Jose Pozo.


Alvaro Garcia ayaaRayo Vallecano hogaanka u dhiibay daqiiqadi 57 ee ciyaarta waxaana xaalka ku adkaatay Barcelona oo nafta ay kusoo noqotay markii uu daqiiqadi 87gool barbaro u dhaliyay Ousmane Dembele oo ciyaarta badal kusoo galay, waxaana goolka guusha u saxiixay Luis Suares oo kulanki labaad oo xiriir ah guulo muhiim ah u keenay kooxdiisa kadib markii uu todobaadki hore saddexleey ka dhaliyay kooxda Real kulanki El Clasico.



Barcealona aya 4 dhibcood oo nadiif ku haysa horyaalka Spain waxaana kusoo xiga Atletico Madrid oo 20 dhibcood leh.

Juventus 3-1 Cagliari: Serie A leaders made to work but triumph

Dhanka kale Juventus ayaa dheeraysatay hogaanka horyaalka Talyaaniga kadib amrkii ay 3-1 kaga libin heshay kooxda Cagliari.


Juve ayaa goolasha ka heshay Dybala iyo Cuardado iyo gool kama’ ah oo uu kooxdiisa Cagliari ka dhaliyay Filip Bradaric, waxayna horyaalka Talyaaniga ku hogaaminaysa 31 dhibcood waxayna kooxaha Inter iyo Napoli oo kusoo xiga ka saraysaa 6 dhibcood.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip