Kooxda Real Madrid oo aan kulan dambe ku ciyaari doonin Bernabeu, tan iyo December, Sababta Ogow!

0
Sunday November 04, 2018 - 14:06:52 in Wararka by Muuse Cabdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Real Madrid oo aan kulan dambe ku ciyaari doonin Bernabeu, tan iyo December, Sababta Ogow!

    Axad--Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad--Madrid

Real Madrid ayaa waxaa u sahlanaatay in xiddigaheedu ay Sabtigii guul ku gaaraan Garoonkooda markii ay ka adkaadeen Real Valladolid ciyaar ku dhammaatay 2-0, balse kuma ciyaari doonaan kulan dambe Estadio Santiago Bernabeu inta laga gaarayo December.


Jadwalkooda ciyaaraha ayaa tusaya in ay u safraan Viktoria Plzen marka ay November 7 tahay, haddana u safraan Celta Vigo marka ay November 11, iyagoo aadaya haddana Eibar marka ay November 24-keeda tahay haddana u safri doonaan Roma marka ay bishan November 27 noqoto.



Los Blancos gurigeeda kuma ciyaari doonto inta laga gaarayo ciyaarta Valencia ee kulamada 14-aad ee horyaalka LaLiga Santander xagaagan.


Weli lama Xaqiijin maalinta rasmiga ah ee la ciyaarayo, balse wuxuu qabsoomi doonaa Maalmaha u horreeya Bisha sida December 1-deeda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip