Horudhaca Banaadir SC iyo Heegan horyaalka kubadda Kolayga 2018-19

0
Monday November 05, 2018 - 09:56:54 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horudhaca Banaadir SC iyo Heegan horyaalka kubadda Kolayga 2018-19

    Isniin- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Muqdisho

 

Waxaa galabta garoonka Wiish kulan adag ku yeelan doona kooxaha Kubadda Kolayga Banaadir SC iyo Heegan , kulanka go’aamin doona horyaalka kubadda Kolayga 2018-19.


Labada koox ayuu kulanka u yahay kulanki u dambeeyay ee horyaalka waxayna Heegan u baahan tahay in ay guulaysato si ay u xaqiijiso hanashada Horyaalka, halka guuldarro ay kala kulanto ay ka dhigan tahay in ay fursad heli doonaan kooxaha Horseed iyo Dekedda oo maalinka jimcaha ballansan.



Heegan ayaa Banaadirs SC oo ay u ciyaaraan xiddigo u badan dhallinayaro qurba joog ah xirfadadooduna aad u sarayso ayaa kulanilugta hore ay ay Heegan uga adkaatay si dirqi ah, waxyna doonaysaa in ay ka aarsato Heegan , basle Heegan ayaa dhankeeda beegsanaysa in ay horyaalka Daafacato.


Haddii ay Heegan guuldarro kala kulanto Banaadir, waxuu horyaalka noqon doonaa mid ay mar kale ku loolamaan Horseed iyo Dekedda tii soo badisa iyo Heegan.


Kulanka ayaa galabta ka dhici doona garoonka Wiish

 

Saacadda: 4:00




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip