Kulamada afaraad ee heerka group-ka Champions League oo caawa dhacaya , ogoow sida ay kooxaha ugu kala rajo roon yihiin wareegga 16-ka

0
Tuesday November 06, 2018 - 07:43:30 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulamada afaraad ee heerka group-ka Champions League oo caawa dhacaya , ogoow sida ay kooxaha ugu kala rajo roon yihiin wareegga 16-ka

    Talaado- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Yurub




Kulamada afaraad ee wareegga Group-yada kobka kooxaha Horyaalada Yurub ayaa caawa ka dhici doona qaaradda yurub, waxaana wada ciyaari doona kooxaha kujira Group, A, B, C iyo D:

 

Halkan ka aqriso kulamada dhacaya iyo rajada koox kasta ay ka leedahay kulamadan.

Champions League - Group A November 6

Monaco iyo ayaa soo dhawayn doonta kooxda Club Brugge ee dalka belgiumka xilli labada koox ay min 1 dhibic oo qura ka leeyihiin.

Kulanka labaad ee Group A waxaa ku loolami doona Atletico Madrid oo 6 dhibcood kaalinta labaad u fahdida iyo Bourisa Dortimond oo 9 dhibcood ku hogaaminaysa Group-ka islamarkaana kulanki hore kasoo guulaysatay.

8:55 Monaco ? - ? Club Brugge

113:00 Atletico Madrid ? - ? Borussia Dortmund

Champions League - Group B November 6

Kooxda Inter Milan oo todobaadkan horyaalka talyaaniag guul wayn kasoo gaartay kooxda Genoa oo ay 5 gool kusoo xaaqday ayaa u muuqata inuu kulankaas u ahaa diyaargarow kooxda Barcelona oo kasoo adkaatay lugti hore

Barcelona ayaa 9 dhibcood ku hogaaminaysa group-ka waxaana kusoo xigta Inter, basle guuldarro ay Inter la kulanto waxay sababi kartaa in ay Tootenham ooh al dhibic leh ay kusoo noolaato, hadii ay iyanaguul kasoo gaarto PSV oo ay xagga dhibcaha ka simman yihiin.

11:00 Inter ? - ? Barcelona

11:00Tottenham Hotspur ? - ? PSV Eindhoven

Champions League - Group C November 6

Liverpol oo 6 dhibcoo ku hogaaminaysa Group C ayaa u safri doonta kooxda FK Crvena Zvezd oo ay usoo awood sheegaty kulanki hore, waxayna guul ay ka gaarto ka gacan siinaysaa in ay hogaanka sii dheeraysato madaama ay isku dhaggan yihiin kooxaha Napoli oo 5 dhibcood leh iyo PSG oo 4 dhibcood taagan, taasoo ka dhigan in Group C uu yahay kan dhimasahada.

8:55 FK Crvena Zvezda ? - ? Liverpool

11:00 Napoli ? - ? Paris Saint Germain

Champions League - Group D November 6

Group D waa group kale oo sdia Group C xiiso gaar ah, Porto ayaa 7 dhibcood ku hogaaminaysa, Schalke 04 ayaa kusoo xigta 5 dhbcood taasoo kulankan la ciyaari doonta kooxda kaalinta saddaxaad 4 dhibcood la fadhida ee Galatasaray, halka ay Porto soo dhawayn doonto kooxda Locotive Moscow oo eber taagan.

11:00FC Porto ? - ? Lokomotiv Moscow

11:00Schalke 04 ? - ? Galatasaray





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip