Safafka macquulka iyo Xiddgaha ka maqnaanaya kooxaha caawa ku ballansan koobka kooxaha Horyaalada yurub

0
Tuesday November 06, 2018 - 08:30:55 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safafka macquulka iyo Xiddgaha ka maqnaanaya kooxaha caawa ku ballansan koobka kooxaha Horyaalada yurub

    Talaado- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Yurub



Waxaa caawa qaaradda yurub ka dhacaya kulamada lugta afaraad ee wareegga Group-ka iyadoo koox walibaay u hanqal-taageysoo ay ay ugu soo bixi lahayd wareegga 16-ka tartanka.



Hadda waxaan halkan idiin kugu soo gudbinaynaa safafka la filan karo in ay kooxaha kusoo galaan garoonka iyo xiddigaha ka maqnaan doona.


 

GROUP A

Monaco v Club Brugge

Monaco: Benaglio; Touré, Glik, Jemerson, Henrichs; Golovin, Aït-Benasser, Diop, Tielemans, Chadli; Falcao

Waxaa ka maqan : Aholou ( cagta), Jovetic ( Bowdada, Lopes ( Feel-roor), Pellegri (muruqa sare ee bowada, Sidibé ( sinta , Subasic ( Bowda)

 



Club Brugge: Horvath; Denswil, Mechele, Poulain; Mata, Nakamba, Vanaken, Vormer, Vlietinck; Wesley, Schrijvers

waxaa: Groeneveld (ankle), Vossen ( Jilibka)

 


Atlético: Oblak; Juanfran, Lucas, Giménez, Filipe Luís; Lemar, Rodrigo, Ñíguez, Correa; Griezmann, Gelson

Waxaa dhaawac ku maqan: Costa ( muruqa sare ee bowdada, Koke ( Bowdada, Lemar Bowdada, Savić (Bowdada), Godín (xanuunka dhanka caloosha)

 


Dortmund: Bürki; Piszczek, Akanji, Zagadou, Guerreiro; Witsel, Delaney; Pulišić, Reus, Sancho; Paco Alcácer

Waxaa maqan : Diallo (qaska), Rode (kubka ), Schmelzer (Jilibka)

Shaki : Götze ( xanuun)

 


GROUP B

Tottenham Hotspur v PSV Eindhoven

Tottenham: Vorm; Aurier, Sánchez, Alderweireld, Davies; Dembélé, Winks; Son, Eriksen, Alli; Kane

Waxaa maqan: Dembélé (Canqawga), Dier (Bowdada, Lloris ( ganaax ), Rose (qaska), Vertonghen ( feel-roor), Wanyama (Jilib)

 

PSV: Zoet: Angeliño, Viergever, Schwaab, Dumfries; Hendrix, Pereiro, Rosario; Bergwijn, De Jong, Lozano

Waxaa maqan : Thomas (Jilib)

 

Inter: Handanovič; Vrsaljko, Skriniar, De Vrij, Asamoah; Brozović, Vecino; Politano, Nainggolan, Perišić; Icardi

 

Barcelona: Ter Stegen; Roberto, Piqué, Lenglet, Alba; Vidal, Rakitić, Busquets, Arthur; Messi/Coutinho, Suárez

Waxaa maqan: Samper (Kubka ), Umtiti ( Kubka , Vermaelen ( Feel-roor)

Shaki: Messi ( gacanta )

 


GROUP C

Crvena zvezda v Liverpool (18:55CET)

Crvena zvezda: Borjan; Stojković, Degenek, Savić, Rodić; Ebecilio, Jovičić, Ben, Krstičić, Marin; Pavkov Waxaa maqan: Boakye (Muruqa), Cafú ( lama shaacin )

 

Liverpool: Alisson; Alexander-Arnold, Lovren, Van Dijk, Robertson; Fabinho, Milner, Wijnaldum; Salah, Firmino, Mané

Waxaa maqan : Clyne (Xanuun ), Henderson ( Feel-roor), Shaqiri (waa laga reebay)

Shaki kujira: Keita ( Feel-roor), Lovren (Jug)

 

Napoli v Paris Saint-Germain

Napoli: Ospina; Maksimović, Albiol, Koulibaly, Mário Rui; Callejón, Allan, Hamšík, Ruiz; Mertens, Insigne

Waxaa maqan: Chiricheș (Jilib), Meret ( gacan, Verdi (Bowdada, Younas (carjawda), Ghoulam (Jilib)

 

Paris: Buffon; Marquinhos, Thiago Silva, Kimpembé; Meunier, Draxler, Verratti, Bernat; Neymar, Cavani, Mbappé

Waxaa maqan: Alves (Jilib, Kurzawa (Dhabarka)

Shaki: Cavani ( Bowdada)

 


GROUP D

Porto v Lokomotiv Moskva

Porto: Casillas; Maxi, Felipe, Militão, Alex Telles; Danilo, Óliver, Otávio; Corona, Brahimi, Marega

Waxaa maqan: Aboubakar (Jilibka)

 

Lokomotiv Moskva: Guilherme; Ignatyev, Krychowiak, Höwedes, Rybus/Ćorluka; Denisov, Barinov; Fernandes, Anton Miranchuk, Aleksei Miranchuk; Smolov/Farfán

Waxaa maqan : KolomeytsevBowdada), Kverkvelia (Ganaax)

Shaki: Ćorluka (Feel-roor, Rybus (Bowda, Smolov (Gacanta)

 

Schalke v Galatasaray

Schalke: Nübel; Stambouli, Sané, Nastasić; Caligiuri, Rudy, Schöpf, Serdar, Harit; Embolo, Uth

Waxaa maqan : Fährmann ( Canqowga), Mendyl ( qoobka), Teuchert (Sinta)

 

Galatasaray: Muslera; Mariano, Ozan Kabak, Serdar Aziz, Linnes; Ndiaye, Donk; Feghouli, Belhanda, Rodrigues; Onyekuru

Waxaa maqan : Emre Akbaba ( jab faraha carjawda ah), Derdiyok (Bowdada), Fernando ( Bowdada), Nagatomo (Keli xanuun)

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip