Acmilan oo ka faa'iidaysanaysa laacib uu Jose mouriho Keydka ku iloobay

0
Tuesday November 06, 2018 - 09:22:01 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Acmilan oo ka faa'iidaysanaysa laacib uu Jose mouriho Keydka ku iloobay

    Talaado- Milano

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Milano



 

AC Milan ayaa isu diyarinaysa in ay bisha January dalab ka gudbiso daafaca Manchester United Eric Bailly.


 

Bailly ayaanan kooxdiisa kasoo muuqan tan iyo bishi hore markii ay sabab u noqday In ay kooxdiisa Qatar gasho ay ay 3-2 kaga adkaatay kooxda Newcastle ciyaar 2-0 lagu hogaaminayay.

Image result for eric bailly against Newcastle


Jose Mourinho ayaanan qarin ku qanacsanaaan la’aantiida daafacyadiisa dhexe waxuuna bisha January raadinayaa daafacyo cusub, isagoo horay ugu guuldaraystay inuu bishii august helo daafacyadii uu doonayay.


Baily ayaa la aamisan yahay inuu ku faraxsan yahay Old Traford, basle ESPN waxuu soo warinayaain laacibka heerka caalami ee dalka Ivory Coast uu cabasi ka qabo inuu lumiyay kalsoonidii tababare Jose.


 

Kooxo ka dheela horyaalka Ingiriisk ayaa si gaar ah u la socday xaalada 24 jirkan, halka Acmilan ayaa dhawaan kusoo biirtay tartanka loogu jiro saxiixiisa.

 

Qandaraaska Baily ee garoonka old Traford ayaa dhacaya xaggaaga dambe, mana jirin wada hdalo loogukordhinayo.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip