Juventsus oo markale dhaawac u gaysanaysa Real Madrid marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo

0
Tuesday November 06, 2018 - 09:38:52 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Juventsus oo markale dhaawac u gaysanaysa Real Madrid marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo

    Talaado- Torino

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Torino



Kooxda Juventus ooxilli ciyaareedkan Real Madrid kala soo wareegtay weeraryahankeedi Christiano Ronaldo taasoodhibaato ku noqotay kooxda Cadcadka , ayay markale doonaysaa in kala soo wareegto LukaMdricmarka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Modric .


Modric ayaa horay loola xiriirinayay kooxda Inter Milan, balse waxaa soo ifbaxaya in xiddiga Real Madrid oo u weecdo kooxda Juventus halkaas uu joogo Ronaldo isla markaana uu fursad wanaagsan u arko.



Sida uu baahinayo Don Balon,Juventus ayaa xiiseynaysa saxiixa laacibka dalka Craotia, waxaana lagu wadaa in ay dalab ka gudbiso.


Modric oo dalab ka haysta Horyaalka ingiriiska iyo kan mareykanka, waxaa suurtogal ah in ay sidoo kale Juventus kula biiraan Zidan, iyo Marcelo.

Haddii ay Juventus ku guulaysato saxiixa Modric waxaa lagu macneeyay inuu noqon doono dhaawac kale oo ay kooxda Marwada duqda u gaysanayso Real Madrid.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip