Real Madrid heshiiski ugu sareeyay la galaysa shirkada Adidas

0
Tuesday November 06, 2018 - 15:23:53 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid heshiiski ugu sareeyay la galaysa shirkada Adidas

    Talaado- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Madrid



Real Madrid ayaa lagu wadaa in ay heshiis la gashoshirkada qalabka isboortiga samaysa ee Adidas kaasoo ku kacaya lacag dhan €1.1 bilyan oo gini oo u dhiganta ($1.26 bilyan oo doolar muddo 10 sano , sida ay warinayso jariirada Marca ee kasoo baxdaydalka Spain.

 


Heshiisk ayaa noqonayakii ugu qaalisaaa kubadda cagta dunida, waxuuna sanadkisamayn karaa sare u kac noqonaya €150 milyan oo Ginni oo u dhigan ($171 milyan) oo doolar sanadkiiba.

 



Wada shaqaynta Real iyo Madrid iyo addidas aya a soo bilabatay 1998, waxaana la sheegay lacagta ay Real ka helayso heshiiskan cusub oo laba jibbaar ku yahay lacagta ay mushaar ahaan sanadkii u bixiso.


Shirkada Adidas oo kamid ah shirkadaha qlaabka isboortiga sameeyay uguna sareeya soo saaristeeda qalab tayadiisu sarayso ayaa aad ugu dadaasha in ay heshiiyo la gasho kooxaha ugu wawayn qaaradda yurub .

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip