Borrusia Dortimund oo guuldaradii 3 –aad xilli ciyaareekan gaarsiisay Bayer Munich

0
Sunday November 11, 2018 - 09:15:10 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Borrusia Dortimund oo guuldaradii 3 –aad xilli ciyaareekan gaarsiisay Bayer Munich

    Axad- Dortimund

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Dortimund




Borussia Dortmund ayaa 3-2 uga badisay naadiga Bayern Munich kulan ay isku jawaabeen Lewandowski iyo Reus oo bandhiga goolasha door ka qaaday.

 


Kulankan ayaa waxaa min labo gool dhaliyey Robert Lewandowski iyo Marco Reus, waxaana goolka guusha kooxda Dortmund u saxiixay Paco Alcacer.


Dortimiun ayaa hadda horyaalka ku hogaaminaysa 27 dhibcood, halka Bayer Munich oo sanadihi lasoo dhaafay hogaanka iyo hanashada horyaalkaba isku darsanaysay ayleedahay 20 dhibcood, waana guuldaradii 3-aad ee soo gaarta horyaalka oo 11 kulan laga ciyaaray.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip